Dowladda Jabuuti ayaa qalab beeraha ah oo ay ugu deeqday beeraleyda gobolka Hiiraan waxay ku wareejisay maamulka Gobolka Hiiraan, taasi...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in kulankiisii Caadiga ahaa uu ku yeesho magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo la weydiin...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u jooga dalka Talyaaniga General Muuse Xasan Cabdulle ayaa uga tacsiyeeyey Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qoysaskii...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada sida ay u dhacday doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeennada dowlad goboleedka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Guddoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in doorashadii maanta ay ku dhacday si cadaalad ah, isla...
Munaasabadaan ku saabsaneyd qalin jebin Qur'aanka Kariimka Dufcaddii saddexaad ee M'asasad Umul Qura oo ay ka qalan jabinayeen 23 aday...
Shirkan oo loogu magac daray ka hortaga fikirka guracan ee kooxaha xagjirka ah oo mudo 3-maalin ah ka soconayay Xarunta...
Dibad bax looga Soo horjeeday nadaafad darro iyo Biyo la’aan ka jirta Degmada Kamukunji ayaa waxa uu ka dhacay xaafada...
Doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la guda galay, iyadoo la doortay guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho