Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxi ku talax tagto waxa ay rumeysan tahay,ilaa heer ay wax yeello ku keento bulsho...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa magaalada xarunta dowlada hoose ee magaalada Nairobi kulan...
Carruurtaan Agoonta ah ee kunool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa loo qaybiyay Deeq Raashin ah taas oo...
Jaamacadda City ayaa marki seddexaad u direysa aradayda jaamacadda tababaro dibadda ah oo ay aradda ka soo faaideystaan korna ugu...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe mudane Cabdi jiinow Calasow oo waraysi dhinacyo badan Taabanaya siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku howlan dhismaha Maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe xili Maamulkan uu yahay kan kaliya...
Maamulka gobolka Bakool iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu wadaa...
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo manta gaaray magaalada Nairobi ee Dalka Kenya...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur Stadium ee...
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo...
Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb si weyn loogu soo dhaweeyay musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan...
Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdisalaam, ayaa maanta ka guddoomay...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la-qaatay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya, Colonel Andy...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho