Muqdisho, June 24, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii argagaxisanimo...
Mogadishu, 24 June 2015 – Wakiilka gaarka ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa si...
Muqdisho, 24 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub...
Deeqdan raashiinka oo ka timid boqortooyada cumaan ayaa wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka oo kaashaneysa maamulka deg mada xa mar ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii maanta maleeshiyaad ka tirsan kooxda nabad diidka ah ee UGUS ay...
Weerarkan ayaa Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed Ee Ugus ay doonayeen In ay la eegtaan Kolonyo Gawaari oo ka soo baxay...
Waxaa maanta si rasmi ah u bilowday diiwaan galinta shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leyahay ka howl gala iyo milkiilayaasha shirkadahaas...
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, Xeer...
Gudiga Qabanqaabada Xukusa Maalmaha Xuriyadda Ayaa maanta kulan la qaatay masuliyiinta Maamulka Gobalka Banadir iyagoo Ka wadahadlay Sida ay u...
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana wararka hadda soo baxay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho