Shaqo banaan I. Gogoldhig Sargaalka warbaahinta iyo wartabintu wuxuu masuul kayahay maaraynta xidhiidhka gudaha iyo midka dibada ee baarlamaanka iyo...
Muqdisho, 23 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kormeeray mashruuca lagu...
Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa sida looga bartay Haya’adda Bisha cas ee Imaaradka Carabta waxay qaybinta...
Guddiga heer qaran ee loo xirsaaray qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1da luuliyo, ayaa maanta kula kulmay...
Gudiga ganacsiga iyo warshadaha ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan looga hadlayay sameynta sharciga maalgashiga dalka la yeeshay wasiir ku...
Wasiirka wasaaradda howlaha guud, guriyeynta iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka qeybgalay kulan looga hadlaayay sidii dadka naafada...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeyo guuto Maxamed Seekh Xasan Xaamud iyo saraakiil kale oo ka tirsan Boliiska ayaa maanta gaaray...
Munaasabad lagu daah furayay Dugsi wax lagu bari doono haweenka Maxaabiista ah ayaa shalay lagu qabtay xarunta xabsiga Dhexe, iyadoo...
War qoraal oo ka soo baxay xafiiska xoghaynta GOS ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay xuska Maalinta Olmypic day...
Dhismahaan cusub ee laga hirgalinayo xarunta wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiis Soomaaliya oo ka koobnaan doona labo dabaq oo leh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho