Deeq raashiin ah ayaa maanta loo qeybiyay Dadka danyarta ah ee ku tabaaleesan gudaha Magaalada Kismaayo gaar ahaan dadkii uu saameeyay roobabkii...
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay arrimo la xiriira dar-dar...
Halka uu ka socdo(Johannesburg) shirka dhaqaalaha adduunka (World Economic Forum), ayaa shirkadda MasterCard waxa ay kaga dhawaaqday iskaashiga dhex maray iyada...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabiley Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha...
Munaasibaddan lagu dhagax dhigayay Qeybta Xabsiga garsugayaasha Xabsiga dhexe ee Xamar Oo Bub burtay ayaa waxaa si wada jir ah u...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan wadanka Uganda ayaa magaalada Kampala ee caasimada u ah...
Waxaa asbuucaan booqasho rasmi ah ku joogay dalka Masar Wafdi balaaran oo ka kooban Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Somaaliya,Wasiirka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta xariga ka jarey Cusbital cusub oo ay Dowladda Imaraadku magaladda muqdisho...
Tababarkaan iyo wadatashigaan la xariira Maareynta Mashariicda oo muddo saddex casho ah uga socday qaar ka mid ah shaqalaha Wasaaradda...
Munaasabad ay ka qeyb-galleen mas'uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan,xildhibaanno, siyaasiyiin, dhallinyarro iyo haween oo maanta laguqabtay magaalada Beledweyne ayaa lagu taageeray...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho