Wasaaradda Howlaha Guud, Dibudhiska iyo Guriyeynta ayaa amar ay soo saartay ku sheegtay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo...
Tababarkani oo ka soconayey 3-dii Cisho ee la soo dhaafay magaalada Nairobi ayaa waxaa soo qabanqaabiyay bangiga aduunka, iyadoo...
Xildhibaannada Haweenka ee ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay kaga hadleen...
Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha diinta mudane Cabduqaadir Sheekh Ibraahim (Baqdaadi) oo howlo shaqo ku jooga Turkiga ayaa...
Kulanka 1-aad ee Ergada maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka...
Muqdisho, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu...
Safarka beledweyne uu maanta ku gaaray danjiraha dowladda Djibouti uu ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa...
Ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen dhaliilo badan oo ka imaanaya dhanka daladaha waxbarashada isla markaana...
Wasaaradda Macdanta iyo batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay war qoraal ah oo uu soo daabacay Website-ka Bloomberg oo ah...
Khartoum, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho