Qaban qaabada xusaka maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta ayaa ka socota Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka. Wasaaradda...
Wasiirka wasiirada caafimaadka Soamaaliya marwo Xaawo Xasan Mohamed oo booqaneysa dalka Shiinaha ayaa kulamo la qaadatay dhiggeeda dalkaasi.maewo Li bin....
Cayaaro isugu jiray kubada cagta iyo xarig jiid oo lagu maamuusaye 15 bisha May oo ku asteysan maalinta dhaliyarada Soomaliyed...
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal ay ka sameysay Muqdisho ku burburisay shabakad argagixiso, iyadoo gacanta ku soo dhigtay...
Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa soo saartay Ogeysiis ku saabsan xilliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga sare ee...
Xafladballaaran oo lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa lagu qabtay magaalada Johanesburg ee dalka...
Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Siyaasada Maxamed Axmed Diiriye oo hawlo shaqo u jooga Degmada Cadaado ayaa Maanta...
Olole nadaafadeed oo sare loogu qadayo bilicda magaalada Jowhar ayaa ka bilowday xaafadaha magaaladaasi. Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa ka qeyb...
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Cadaado...
Muqdisho, 14, May, 2015..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra'iisul Wasaare ku...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho