Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka qeybgalay bulshada qeybaheeda kala...
Muqdisho, 20 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay bixiyaan canshuurta si ay gacan uga geysato horumarinta dakhliga Dowladda. Wasiirka Warfaafinta...
Dowladda Uganda ayaa qorsheyneysa inay diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ay u soo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon...
Qaxootiga Soomaalida ee dalka Denmark ayaa ka walaacsan qorshe dowladdu ay ku dooneyso in Qaxootiga ay dib ugu soo celiso...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ka howllgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanno hoos yimaada gobolada...
Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shirkoodi caadiga ahaa, aydoo ajandayaasha ay yihiin dhaarinta guddiyada doorashooyinka iyo xuduudaha iyo...
Wasiir ku-xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed u soo bandhigtay fursad shaqo oo ka banaan, kaddib markii ay baanaatey...
Gaalkacyo, July 19, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho