https://www.youtube.com/watch?v=LWi2gwV9sGU
Magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadweynaha ku nool magaaladaasi ay si...
R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo safar shaqo ku jooga magaalada Garowe ayaa maanta salaadda ciidda la tukaday madaxda...
Wasiirka arrimah gudaha iyo fedraalka Soomaliya Mudane Abdirhmaan Odowaa oo iyo Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalmiga ah Mudane Cabdiraxmaan Ceynte...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay saraakiisha ciiddamada booliska ee...
Soomaalida ku nool Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey oo si weyn ugu debaaldegty Munaasabadda Ciidul Fidriga. Iyadoo maanta ay tahay...
Kolanya gaadid ah oo ah kuwa ka shaqeya Nadaafada iyo Dhismaha ayaa maamulka gobalka Banaadir Waxaa habennimadi xalay abaara 9:00...
Muqdisho, July 17, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabbad Ciidul Fidriga awgeed cafis u...
https://www.youtube.com/watch?v=LWi2gwV9sGU Sawir-Qaade:Farxaan Suleyman Daahir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho