Mogadishu, 04 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, AMISOM, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayaa si Wadajir ah...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Muqdisho, 04, July, 2015....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey...
Xilka Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa wareegga Sadaxaad ku tartamayay laba musharax ee kala ah Maxamed Xaashi Cabdi...
Munaasabadan oo lagu soo geba gebeynayaay tartan Qur’aan akhris ah oo muddo todobaad ah magaalada Gaalkacyo uga socday ilaa 41...
Codeynta Wareegga saddexaad ee doorashada Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabatay, iyadoo ay isu soo baxeen labo musharax oo...
Guddoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Md Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweyanaha cusub...
Waxaa bilaabatay wareegga labaad ee Tartanka Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay u soo gudbeen saddex musharax, kaddib...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii ka dhacdey magaalada Cadaado ee lagu doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho