Ku Simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in hey’adaha dowladda iyo Barlamaanka ay ka go’antay...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa weerarada daran ee ka dhanka ah muwaadiniinteeda , laguna boobayo hantidooda iyo shirkadahooda...
Xafladani lagu soo gaba gabeynayay todobaadka dhir Beerista Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka ah ee...
Qaramada Midoobay,IGAD, midowga yurub, AMISOM,Mareykanka, ingiriiska, Sweden, Italy, Ethiopia, Uganda iyo Turkey ayaa soo dhaweeyay shirka maamul u sameynta gobolada...
Munaasabad Casho sharaf ah ayaa magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa loogu sameeyay Agaasimaha Horumarinta Iyo Xariirka Caalamiga ah ee Wasaarada...
Kooxaha Kubada Cagta ee Gaadiidka iyo Safaana ayaa galabta waxaa ay wada ciyaareen ciyaar lagu maamuusayay Munaasabada Maalinta Dhir beerista...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay Dhibaatada Qaadka iyo waxyeeladiisa. Barnaamijka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa maanta u amba_baxay dalka Turkiga halkaas oo uu...
R/wasaaraha xukuunadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa intii ay ku sugnaayeen...
Kulankani oo looga hdalayaay sidii sare loogu qaadi lahaa kuliyadaha kaladuwan oo ay bixiso jaamacada salaama islamarkaan uu soo qaban...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho