Muqdisho, January 21, 2015... Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa...
Xariga guddoomiyaha degmada Bula burde Duqa Degmadaasi,ayaa ka dambeysay kaddib markii sida uu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka...
Munaasabad lagu xusayay markii la qoray Afka Soomaaliga oo ku beegan 21 janaayo oo ah maanta ayaa lagu qabtay magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro ku saabsan Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo dib u dayactir lagu sameynayo...
Howlgalkan ay xalay ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ka sameeyeen xaafadaha degmada Hodan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu aysan u dulqaadan doonin in carruurta soomaaliyeed loo...
War saxaafadeed 21 January 2015: War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka haweenka suxufiiyiinta Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu soo...
Kulan looga hadlayay sidii haweenka loogu wacyigelin lahaa inay xiriir joogta ah la sameeyaan xarumaha caafimaadka marka ay uurka leeyihiin...
Xubnahan oo ka tirsan qaybta ammaanka ee gudiga farsamada maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta safar dhulka ah...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho