Nairobi, 12 March 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) oo labadan cisho joogey Nairobi...
Djibouti, Khamiis 12 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee...
Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee Amisom ayaa ka hortagay weerar Kooxaha nabad diidka ah UGUS ee...
Hoteelka Central oo ku yaala degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir , waxaa 20 Febraayo ee sanadkan ay Maleeshiyaad ka tirsan...
12 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah furey Shirkadda Caymiska ee...
Midowga Africa ayaa shirk u leh Adis’ababa kaasoo looga hadlayo la dagaallanka argagixisada qaaradda Africa. Shirkan oo ay ka qeybgalayaan...
Shirkii looga hadlayay maal-gashiga Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga soomaaliya oo mudo sedax maalin ah ka socday...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Garoowe ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha guud ee...
Ka hor inta uusan Madaxweynuhu ka qeyb gelin munaasibad balaaran oo loo qabtay daahfurida mashruucaas ayuu kullan xog waraysi ah...
Djibouti, Arbaco 11 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...
Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho