Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay...
Uqeybsanaha Arrimaha Booliska ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stevan Veilla oo booqashada ugu horeysa ku tagay xarunta tababarka ciidanka...
Kulankani maanta saraakiisha qeybta 12-April ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu la qaatay Taliyaha Qeybtaasi Janaraal Maxamed Maxamuud Xasan...
Wasaaradda gaadiidka ayaa sheegtay in ay bilowday hubinta gaadiidka ka howlgalla magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la sheegay in intooda badan...
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay in ay xabad joojin kala dhex dhigaan maleeyshiyaad beeled ku dagaalamay magalada Beladweyne...
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in xal kama dambeys ah laga gaaro colaadda ku soo laab laabatay...
Xubnahani ka tirsan guddiga Farsamada ee maamul u sameynta gobolada Dhexe ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusa mareebe ee xarunta maamulka...
Munaasabani oo lagu soo bandhigay agabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qabanqaabisay xarunta dhaqanka Cadaado ee Zamzam, iyadoo ay ka...
Wafdi uu hogaaminayay Ra’isul wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo gaaray Magaalada Jabuuti ayaa kulamo la qaatay madaxda dalkaasi oo...
Dhaqaatiirta Cisbitalka Kaamil ayaa ku guuleystay ineey qalliin maskaxda ah ku sameeyaan gabadh yar oo maskaxda dhiig uga furmay. Cisbitalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho