Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo la xiray qeybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah. Ciidamada ammaanka ayaa...
Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka maamulka degmada Hodan ee sanadkii tegay ayaa xalay lagu qabtay xarunta maamulka degmadaasi ee magaalada...
Taliyaha hoggaanka gaadiidka ee ciidanka XDS ayaa sheegay in dhawaan la furay dugsiga farsamada iyo wadidda gaadiidka ee ciidanka XDS....
Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa...
Sida uu Radiomuqdisho u sheegay Col Cumar Macali Daahir oo ah Taliyaha Aaga Degmada Tayeglow Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed...
Macallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bambo...
Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada Muqdisho ayaa maanta ka bilowday wadooyinka waa weyn ee caasimadda. Ololahan nadaafadeed...
Ammaanka deeegaanadii dhowaan ciidamada Puntland ay kala wareegeen kooxda Shabaab ayaa si weyn looo adkeeyeey, iyadoo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka...
Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas...
Xafiiska caafimaadka iyo faya dhawrka ee gobolka Banaadir oo uu maamulka Gobolka ka furay Muqdisho ayaa waxaa u qaabilsanyahay la...
Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...
Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho