Guddoomiyaha degmada Cadale ayaa sheegay in adeegyada bulshada ay ku yar yihiin degmada isagoo ku baaqay in caafimaadka iyo waxbarashada...
Gobolka Galguduud waxaa ka soconaya diyaar garow iyo olele ku aaddan shirka maamulka loo sameyn doono gobollada Mudug iyo Galguduud...
Dibedbax looga soo horjeedo midab takoorka lagu hayo dadka Maslimiinta dalka Sweden ayaa dhacay magaalooyinka dalkaasi, kaddib markii Dab la...
Muqdisho, December, 26, 2014-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar shalay lagu qaaday...
Afhayeenka Ciidanka AMISOM Korneel Cali Aadan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kooxihii weerarka ku soo qaaday...
Kulan baroor diiq ah oo ay isugu yimaadeen Xildhibaano,Sii-hayaasha xilalka Wasiirada qaar ee dowlada Soomaaliya,maamulka gobalka Banaadir,Ehelka marxuumka iyo qaar...
kulankan oo u jeedkiisu ahaa xal u helida muran soo dhex galay shaqaalaha iyo maamulka Cisbitaalka ay maamulaan Dhakhaatiir u...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho