Ra’iisul wasaaraha cusub ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa si kulul u cambaareyey weerarkii fulaynimo ee...
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray howlgalkii lagu nadiifinaayay maleeshiyaadkii weeraka ku soo qaaday...
R/wasaare Cumar C/rashiid oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa...
War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu cambaareeyay weerarkii argagixiso ee shalay lagu qaaday xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedka...
Munasabad lagu wacyi gelinayo ololaha nadafada ee ka socda casimadda dalka ee Muqdisho ayaa lagu qabtay Degmada Shangani ee gobalka...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Sii hayaha xilka wasiirka warfaafinta, sii hayaha wasiirka caafimaadka ,sii- hayaha, wasiirka ku xigeenka wasaarada dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ...
Hooyadani oo ku umushay Muqdisho ayaa waxa ay dhashay 4 Caruur oo dhidig ah, iyadoo ay ku umushay hooyadaasi isbitaal...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho