R/wasaare Cumar C/rashiid oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa...
War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu cambaareeyay weerarkii argagixiso ee shalay lagu qaaday xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedka...
Munasabad lagu wacyi gelinayo ololaha nadafada ee ka socda casimadda dalka ee Muqdisho ayaa lagu qabtay Degmada Shangani ee gobalka...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Sii hayaha xilka wasiirka warfaafinta, sii hayaha wasiirka caafimaadka ,sii- hayaha, wasiirka ku xigeenka wasaarada dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ...
Hooyadani oo ku umushay Muqdisho ayaa waxa ay dhashay 4 Caruur oo dhidig ah, iyadoo ay ku umushay hooyadaasi isbitaal...
Ciidamada Amisom ee ku sugnaa xerada Xalane ayaa ka hortagay weerar Argagaxisada Al Shabaab ay ku soo qaadeen xeradaasi, iyadoo...
Munaasabad maanta lagu qabtay xarunta jaamacadda Plasma ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay sii hayayaasha wasaaradaha dhalinyarada Isboortiga,iyo wasaaardda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho