Kulankani oo looga hadlayay arrimo la xiriira ammaanka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka oo goor dhow ku soo gaba gaboobay...
Tababarkani oo maalma ka hor magaalada Muqdisho uga Furmay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xisaabiyaha guud ee Dowladda ayaa lagu sheegay in dhamaan dadka daneynaya in ay wax ka...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa laga hor akhriyay xeerka isgaarsiinta qaranka...
Madaxa amniga Degmada Dhuusa mareeb Mahad Khaliif Rooble ayaa ugu baaqay bulshada ku dhaqan Degmada in ay ka shaqeeyaan horumarka...
Shirka Mamulada Degmoyinka Gobalka Banaadir ayaa Manta Lagu qabtatay Degmada Dharkeynley ee Gobalka Banaadir. Kulankan ayaa waxaa shir Guddominayay G/Gobolka...
Sii hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta oo saaka khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ee doorka Hay’adaha Gar-gaarka ee ka socda dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Shiinaha ee uu...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho