Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeen lagu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir Guddoomiyay kulanka banbaxa Guddiga Joogtada oo ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha...
Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobey ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay....
Kutlada haweenka ee Golaha Shacabka BJFS ayaa maagaalada Muqdisho ku qabtay kulan ku saabsanaa ka doodista Qoondada haweenka iyo xaqiijinta...
Mashruucaan oo taabagelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Galmudug isla markaana ay maalgalinayaan Dowladaha Norway iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta la kulmay Wakiilka KMG ah ee Qaramada Midoobay u...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadam Muuse, ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Guddiga...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan weyne ay maanta yeelanayaan Garsoorka, Xeer-Ilaalinta iyo Ciidanka...
Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโaanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโiil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho