Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kusoo dhaweeyay Xarunta Safaraadda xubno ka tirsan warbaahinta Nation Media Group oo ah warbaahinta ugu...
Wasiiru-dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka...
1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa intii uu socday shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta waxa uu...
Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Marwo Saynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) iyo xubno ka socday Degmooyinka Maamul Goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Arrimaha...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta...
Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali(Cadaawe Jiib) oo...
Dowladda Sacuudiga ayaa bilowday dhaqangalinta kaarar loogu talagalay in ay isticmaalaan xujeyda gudanaya waajibaadka xajka ee sanadkaan. Kaararkaan oo ah...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa tababar u soo Xiray 70 Askari oo Ka mid noqon doona...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho