Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Md.ne Axmed Cabdi Kaariye iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Mudane Cabdulqaadir Cilmi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan...
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan su'aalo weydiin ah...
Go'aanno cusub oo ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir, ayaa lagu faray dhammaan gaadiidka nuucyadiisa sida, Mooto Bajaajta, gawaarida iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Dib-u-eegista iyo la Socodka higelinta Dastuurka Xildhibaan Huseen Iidow oo uu wehliyo Xoghayaha guddiga Senator Siciid Cabdi Xuseen...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay xarunta gurmadka deg-deg ah oo loogu talagalay...
Madaxweynaha koofur galbeed Cabdacasiis Maxamed Laftagareen,ayaa degmada Buur-hakaba u tagay u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka lagula jira khawaarijta....
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda...
Wasiirul-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib-udhiska Xukuumadda XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay isla markaa...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho