Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee weerarka argagixiso ee naf la caariga ahaa ku soo qaaday hotelka Pearl...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ka qayb galay...
Geesiyaasha ciidanka amniga ayaa wada howlgal ay ku soo afjarayaan maleeshiyaad Khawaarij ah oo weerar naf la caari ah ku...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Zambia kaga qeyb galay...
Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS ee ka howlgala dalkeenna, maadaama ciidamada qalabka sida ay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka 22-aad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda...
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, ayaa maanta shaaciyay in waaran maxkamadeed ay ku soo xireen eedeysane Cabdulaahi Maxamed...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...
Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho