Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan daadajinta iyo...
Ceelbiyoodkiii deegaanka Cadakibir oo ay dhawaan qarxiyeen kooxda Alshabaab ayaa galabta dib loo hagaajiyey, waxaana lagu guulaystay in laga biya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda...
Maanta ookale 8 September waxaa dunida laga xusaa Maalinta caalamiga ah ee aqriska qoraalka aduunka, wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS iyo wafdi uu hogaaminaaye ayaa kaga qeyb-galey caasimada Rwanda ee Kigali Shir weynaha AGRF-Summit...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane , Abshir Cumar Huruuse ayaa booqasho ku tagey xarunta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada...
Ciidanka Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 5-aad guutada-16 ee XDS ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu ciribtirayo argagixisada ka sameeyay deegaanada...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruse iyo wafti uu hoggaaminayay ayaa ka qayb galay shirka 158-aad ee Wasiirrada Arrimaha...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...
Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho