Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, dhaarinta ayaa wajahday...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkii...
Qaramada Midoobey, Ururka Midowga Afrika, dowladaha Mareykanka, Turkiga, UK iyo Norway ayaa dhamaantood cambaareeyey weerarka ay argagixisada AL-Shabaab ku qaadeen...
Guriga uu Kismaayo ka degan yahay Taliye Maxamed Raamsade oo ka mid ah saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa xalay lagu weeraray...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo saraakiil ciidan, ayaa gaaray...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmuudg, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku naf waayay iyo inta ku dhaawacantay weerarkii...
Isku duwaha guud ee Xafiiska Ergeyga gaarka ah Abdusalam Salwe oo uu wehliyo Kaaliyaha gaarka ah ee Ergeyga Dalmar Xasan...
Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee Xarunta Gobalka Haylaan,...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa war-saxaafadeed uu soo...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa murugada iyo xanuunka la qeybsaday ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku...
Muqdisho, Febaraayo, 04,2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Madaxa-Bannaan...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xubnaha dhawaan loo doortay Guddoomiyaha,...
Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hoggaamiyay munaasabad lagu...
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho