Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Mudane...
Maanta oo taariikhdu tahay 1-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#089 oo 3 musharax...
Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad ku eedaysan inay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa...
Wafdi ka socda Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga,...
Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hoose waxaa malintii saddexaad shir uga socdaa Guddiyada Shaqaalaha Rayidka Heer Federaal, Heer Dowlad...
Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Waxaa Degmada Caabudwaq ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho