Ciidamada NISA ayaa soo gabo gabeeyay howlgalkii ay ka fulinayeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay weerar ku...
21-ka Janaayo 1973-kii waa maalintii ugu horreysay ee uu soo baxo Wargeys ku qoran Afka Soomaaliga, 6-dii aroornimo ee maalintaasi...
Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhacday xarunta Golaha shacabka ee...
Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo...
Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku yaalla...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa dhambaal ka guddoomay Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Jordan, kaas oo uu ka siday boqorka dalka...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:-...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasa Sheekh Maxamuud...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho