Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi...
Banaan baxan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo ka kala yimid 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir...
Munaasabadan lagu maamuusayay caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir,...
Waxa qoray Danjire Francisco Caetano Madeira Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada...
Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada isu bax nabadeed oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Benaadir,...
Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee afarta sanno soo socota oo lagu wado inay goor dhaw kabilaabato Muqdisho ayaa waxa ay kaga...
Subaxnimadii Arbacada ee ku beegnayd 25-01-2017, Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Weerar Argagixiso oo loo adeegsaday Qaraxyo baabuur iyo Weerar...
Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho