Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ugu furan...
Wasaaradda Dhallinyarda iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda, hadaba qofkii daneynaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Yoweri Kaguta Museveni...
Wasaaradda Caddaalada dawlada Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursad shaqo oo xiriir la leh arrimaha caddaalada iyo dastuurka sidaa awgeed...
QAYBTA KOOBAAD BARNAMIJKA DILAAGA SAXAFIGA IYO WARIYE CABDI CASIIS AFRICA QAYBTA LABAAD EE BARNAMIJKA DILAAGA SAXAFIGA IYO WARIYE CABDI CASIIS...
Waxaan halkan idingku soo gudbineynaa Ogeysiis ku socoto bahda saxaafadda iyo ururrada bulshada rayidka ah, kaasi oo ay muhiimtahay in...
January 31, 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews, ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha...
Addis Ababa, 30 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho