Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka sameeyay Gobolka Bakool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dagaal ka dhacay Ceel guduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay howllo lagu baacsanaayo nabad diidka Al-shabaab ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Bakool ee Koofurta Soomaaliya.

Taliyaha Qeybta Sideedaad ee Ciidamada Qalabka-sida ee Soomaaliya, Cali Maxamed Siciid oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay fuliyeen howlgallo la iskugu furaayo wadooyinka gobolka Bakool oo baryahaan danbe ay jidgooyooyin dhigteen maleyshiyaad ku labisan dareeska ciidamada dowladda, waxa uuna sidoo kale xusay in ciidamada ay si gaar ah u ugaarsanayeen maleyshiyaad ka tirsan haraaadiga Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka Bakool ee Koofurta Soomaaliya.

Related posts

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026

“Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM waxa ay isbuucyadaan wadeen howlgallo isdaba joog ah oo la iskugu furaayo wadooyinka gobolka Bakool. Sidoo kale howlgallada ciidamada ayaa waxaa lagu ugaarsanayay haraadiga nabad diidak Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanayo deegaanada Bakool, waxa ayna ciidamada ay howlkooda ku soo qabteen horjooge ka tirsan Shabaab oo ku sugnaa maagaalada Waajid ee gobolka Bakool” ayuu yiri, Taliyaha Qeybta Sideedaad ee Ciidamada Qalabka-sida ee Soomaaliya, Cali Maxamed Siciid.

Howlkaan ayaa waxa uu ka mid yahay howlgallo is xig xiga oo lagu ugaarsanayo kooxaha lidka ku ah midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada dalka.

Previous Post

Dagaal beeleed dib uga bilaawday magaalada Beledweyne

Next Post

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaal beeleedka ka socdo Beledweyne

Next Post
Odayaal dhaqameed xabad joojin kala dhex dhigay maleehiyaad ku dagaallamay Beladweyne

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaal beeleedka ka socdo Beledweyne

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In