Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dib-U -Dhis Ku Sameeyay Buundooyin Ay Khawaarijtu Ku Burburiyeen Gobolka Shabellaha Hoose

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
6 months ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dib-U -Dhis Ku Sameeyay Buundooyin Ay Khawaarijtu Ku Burburiyeen Gobolka Shabellaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHOS(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa bilaabay inay dib u dhisaan buundadii ay Khawaarijtu burburisay ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Buundada deegaanka Sabiid iyo Caanoole oo ay Khawaarijtu ku xidheen miinooyin, si aysan shacabku u awoodin inay isaga kala gudbaan, ayaa ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee halkaa ku sugan u istaageen, inay u dhisaan si isxilqaan ah.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Buundadan ayaa halbowle u ah isku socodka daka iyo gaadiidka ee deegaanka, taas oo saameyn weyn ku togan ku reebtay shacabka mudadii ay burbursanayd.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Dhagax-Dhigay Xaruntii Wasaaradda Waxbarashada Dalka

Next Post

Madaxweynaha JFS Oo Ka Qaybgalaya Kalfadhiga 80aad Ee Golaha Guud Qaramada Midoobay

Next Post
Madaxweynaha JFS Oo Ka Qaybgalaya Kalfadhiga 80aad Ee Golaha Guud Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS Oo Ka Qaybgalaya Kalfadhiga 80aad Ee Golaha Guud Qaramada Midoobay

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In