Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Daawo Sawiro” Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka JFS oo ka qeyb galay Munaasbad lagu furayay Isbitaalka laga hirgaliyay Degmada Sadex higlo ee Gobalka Mudug

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
“Daawo Sawiro” Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka JFS oo ka qeyb galay Munaasbad lagu furayay Isbitaalka laga hirgaliyay Degmada Sadex higlo ee Gobalka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Deegaanada Galmudug, Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda Maamulka Galmudug,Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug,kan degmada Sadex Higlo iyo qeybaha bulshada ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasabad lagu daah furaayay Isbitaalka Degmada Sadex Higlo ee Gobalka Mudug.

Munaasabad oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa dhamaan Mas’uuliyiintii ka qeyb gashay waxay ku amaaneen Maamulka Degmada oo kaa shanaaya bulshada sida ay ugu istaageen Hirgalinta Isbitaalkaan loogu adeegi doono bulshada Soomaaliyeed ee ku nool degmasda iyo Deegaanada kale ee hoos yimaada.

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug Marwo Naciimo Maxamed Maxamuud oo munaasabadda goobjoog ka ahayd ayaa sheegtay inay ku dayasho mudan yihiin Maamulka iyo Shacabka Degmada Sadex Higlo Maadaamada ay Isku tashadeen.

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug Soomaaliya ayaa waayahaanba waday dadaalo ku aadan hirgalinta Xaruumo Caafimaad ee lagu tacaalo bukaanada waxaana jira kaalin ay Jaaliyadaha kasoo jeeda deegaanada qaar ay ku garab taagnaayeen Qorshayaasha Wasaaradda Caafimaadka ay wado.

Maalmihii lasoo dhaafay Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu ahayd deegaanada Galmudug iyo Wasiirka Caafimaadka Galmudug ayaa socdaal waxay ku marayeen deegaano dhaca Koonfurta Gobalka Mudug kaasoo ay ugu kuurgalaayeen Xaaladaha Bini aadanimo ee ka jira deegaaanadaasi.

Previous Post

Guddoomiye Eng. Yarisow oo Ganacsatada Gowraca Xoolaha kala hadlay Nadaafadda deegaanka iyo Fayodhowrka “Sawirro”

Next Post

Guddiga Dib u-eegista Dasruurta oo kulan la qaatey Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaaleynta Dalka+Sawiro

Next Post
Guddiga Dib u-eegista Dasruurta oo kulan la qaatey Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaaleynta Dalka+Sawiro

Guddiga Dib u-eegista Dasruurta oo kulan la qaatey Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaaleynta Dalka+Sawiro

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In