Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ka qaxay Colaada Suudaan oo gaaray dalka Sacuudiga

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Dad ka qaxay Colaada Suudaan oo gaaray dalka Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalkeeda kusoo dhaweesay dad badan oo ka qaxay colaada ka taagan dalka Sudan, kuwaa oo markab ka raacay biyaha Sudan kana degay dekadda magaalada Jiddah.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay  in dalkeeda soo gaareen dad gaaraya 1,687 qof oo rayid ah oo ka soo kala jeeda in ka badan 50 dal, waxaana dadkaasi Sacuudiga gaaray ku jira 13 muwaadin oo Sacuudiga u dhashay.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Markabka kusoo xirtay dekadda magaalada Jiddah ayaa waxaa u gurmaday dowladda Sacuudiga oo soo daad-gureysay dadkii kala duwanaa ee saarnaa markabka, waxa ayna dowladda geesay goobo gaar ah oo dadkaasi lagu heynayo laguna caawinayo.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sacuudiga ayaa sheegtay in dadka Marakabka la socday  ay ka soo kala jeedaan dalal ku yaalla Bariga Dhexe, Africa, Europe, Asia iyo Waqooyiga iyo Bartamaha Amerika.

Dagaalka ka socda dalka Sudan ayaa sababay in dadka ajaaniibta ah ee dalkaasi kunoolaa isaga cararaan waddankaasi, waxaana qof kasta u jiheestay dhinaca uu u badbaadi karay, dowladaha qaar ayaana dadkooda diyaarado uga qaatay Khartuum.

Previous Post

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha rayi’dka ah

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In