Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas ku sugnaa Degmada Maxaas.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas ku sugnaa Degmada Maxaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kudhawad 120 Qoys oo dan,yar ah aya kafa,ideystay Deeq Rashin ah oo ay Dowlada Soomaaliya Garsiisay shacabka Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Rashinkan oo ka koobnaa Bur, Baris, Sokor, salid iyo caano aya qeybintisa waxa ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo fadaralka u wakiilatay Gudoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane waxa uu u mahadceliyay Wasaaradda Arimaha Guddaha xukumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Rashinkan geysay Degmada Maxaas.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Duruufo ka dhashay abaaraha ku dhuftay Gobolka ayaa sababay  in qoysas badan ay ku xoolo beeleen abaaraha islamarkaan ay isaga soo barakaceen meelihii ay ku noolaayeen, ayagoo usoo wareegay magaalooyin ay ka mid tahy Degmada Maxaas.

Previous Post

Khawaarijta Al-shabaab oo dhib badan u geysta dhalinyaradda ay qaldeen.

Next Post

Kulan looga hadlayay amniga iyo howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta oo lagu qabtay deegaanka Janaale gobolka Sh/Hoose.

Next Post
Kulan looga hadlayay amniga iyo howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta oo lagu qabtay deegaanka Janaale gobolka Sh/Hoose.

Kulan looga hadlayay amniga iyo howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta oo lagu qabtay deegaanka Janaale gobolka Sh/Hoose.

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In