Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde oo dib u habeyn lagu sameynayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde oo dib u habeyn lagu sameynayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Wasiiraka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federalka Soomaliya ahna Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Cabdikariim Cabdow Xaydar, oo uu wahelinayey Wasiir ku-xigeenka, Wasaaradda Axmed Jamaac Cumar, Mareeyaha Hay”adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macallim Xasan ayaa kormeeray qeybaha garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aaden Cadde oo muhiimad gaar ah uleh Dalkeenna Madaama uu yahay Muraayaddii Dalkeenna.

Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ayaa iska saaraysa mas’uuliyad gaar ah, waxaana mas’uuliyiinta ay kormeereen dhabaha Diyaaraduhu ku dagaan kana duulaan, kaasi oo la qorsheynayo in dib u habeyn lagu sameeyo.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Ujeeddada kormeerka ayaa ah sidii loo sii horumarin lahaa qaybaha Garoonku ka kooban yahay oo ay ugu horayso Tan dhabaha Diyaaradaha, waxayna sheegeen Wasiiradu in ay qorshe cad ka leedahay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadu mar kasta ilaalinta bilicda iyo in dhamaan laga hortago wax kasta oo dhibaato u keeni kara shaqada Garoonka Caalamiga ah ee Adden Cadde.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka Bangiga horumarinta Afrika

Next Post

Dardargelinta arrimaha gurmadka Beni’aadannimo iyo saameynta fatahaadaha oo laga hadlay

Next Post
Dardargelinta arrimaha gurmadka Beni’aadannimo iyo saameynta fatahaadaha oo laga hadlay

Dardargelinta arrimaha gurmadka Beni'aadannimo iyo saameynta fatahaadaha oo laga hadlay

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In