Friday, February 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Diyaaaradda Qatar Airways oo si rasmi ah u bilowday duulimaadyo toos ah Muqdisho iyo Doxa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Diyaaaradda Qatar Airways oo si rasmi ah u bilowday duulimaadyo toos ah Muqdisho iyo Doxa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradda Qatar Airways ayaa maanta duulimaadyo joogto ah ka bilowday Muqdisho iyo magaalada Doxaย  ee caasimadda Dalka Qatar, xilli ay kordhayaan Diyaaradaha Caalamiga ah ee duulimaadyada tooska ah ka sameeynaya Soomaaliya.

Diyaaradda Qatar Airways oo garoonka Aadan Cadde fadhida

Munaasabaddii daah furka duulimaadyada Qatar Airways oo Muqdisho iyo Doxa oo todobaadkii saddex jeer isaga kala gudbi doonta waxaa ka qaybgalay Wasiiro, Xildhaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Qaar ka mid ah Safiirada Caalamka ujoogo Soomaaliya, Ganacsato iyo marti Sharaf kale oo aad u badan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026

Soomaaliya oo dib u soo kabanaysa ayay maamulka Qatar Airways u arkaan inay ka jiraan fursado badan, Ihaab Imaan Ku-xigeenkaย  Shirkada Diyaaradaha Qatar Airways, isla markaana hogaaminayey ganacsato ka socotay Dalkiisa oo Muqdisho soo gaaray ayaa tilmaamay in ay aad ugu faraxsanyihiin in maanta ay hirgeliyaan duuliyaadyo toos ah.

Ma aha oo kaliya Qatar Airways diyaaradaha caalamiga ah ee Soomaaliya danaynaya xilligan, taas oo ku timid adeegga garoonka diyaaradaha Muqdisho oo sare loo qaaday iyo dib u kabashada dalka, waxaana jirto dowlado kale oo caalami ah kuwaasi oo doonaya in shirkadahooda diyaaradaha ay keenaan Soomaaliya, si ay halkan uga bilaabaan duulimaadyo joogto ah.

Qatar Airways

Qatar Airways waxay ka mid noqonaysaa tiro diyaarado heer caalami ah oo horayย  duulimaadyo Muqdisho uga bilaabay sida Air Jabuti, Turkish Airline,ย  Ethiopian Airline iyo kuwa kale, waxaana dhawaan ku soo xigo doona Air Uganda oo wafdi horu dhac ah u soo dirtay Soomaaliya.

Qatar Airwaysย  waxa ay ka ka midtahay diyaaradaha rakaabka ee ugu casrisan dunida, duulimaadyana ku tagtaย  in ka badan 160 dal,ย  waxayna tani Soomaaliya u leedahay ahmiyad dhaqaale iyo isu socod labada dal ah.

Qatar Airways
Previous Post

Munaasabad lagu Xusayay 1-da Luulyo oo lagu qabtay Magaalada Kampala โ€œDAAWO SAWIROโ€

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Haweenka Magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Haweenka Magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Raโ€™iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Haweenka Magaalada Dhuusamareeb "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga โ€œBaadigoobkii Nabadda Geeska Afrikaโ€,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

February 12, 2026
0

Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In