Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaraddii ugu horeysay oo gargaar sida oo Kuwait ka soo dhooftay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Diyaaraddii ugu horeysay oo gargaar sida oo Kuwait ka soo dhooftay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradii u horeysay ee Gargaar Raashin iyo Dawo u sida Soomaaliya ayaa Maanta  Kuwait ka soo dhooftay.

Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo saxaafadda kula hadlay Garoonka saakay inta aanay diyaaraddu hawada gelin, waxa uu mahad ballaaran u jeediyay Amiirka, Xukuumadda iyo Shacbiga aan walaalaha nahay ee Dalka Kuwait sida ay uga jawaabem baaqii Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Kuwait oo horey u gaarsiisay Madaxda Kuwait in malaayiin Soomaali ah ay qarka u saaran yihiin macluul, sidaa darteedna loo baahan yahay in lala gaaro gargaar deg deg ah..

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Dadaal dheer oo uu sameeyay Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait Mudane Cabdulqaadir Amiin Sheikh waxa uu ku guuleystay in maanta Dalka Kuwait ay diyaaraddii ugu horeysay ee sidda shixnad gar gaar u soo dirto Soomaaliya, iyada oo Dayuuradda koowaad ay ku wajahan tahay Gobolada Waqooyi ee dalkeena ee ay baaxadda Abaartu ku habsatay.

Sidoo kale waxaa la filayaa in maalmaha soo socdaana ay jiri doonaan diyaarado kale oo ku wajahan Gobolada Koofureed ee Dalka.

1 (1) 2 (1) 3 (1) 4 (1) 5

6 7 8

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo xilka kala wareegay madaxweynihii hore Xasan Sheekh “SAWIRRO”

Next Post

Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya oo doortay guddi wax u qabta “SAWIRRO”

Next Post
Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya oo doortay guddi wax u qabta “SAWIRRO”

Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya oo doortay guddi wax u qabta "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In