Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay bilowday Calaameynta Rasaasta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay bilowday Calaameynta Rasaasta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magalada Muqdisho ku qabtey Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta, kaasoo qayb ka ah tiirarka Istaraatijiyadda Qaran ee maareynta hubka iyo rasaasta.

Wasiirka Amniga gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag) oo shirka furay ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya iney xoogga saarayso sidii loo xakemyn lahaa isticmaalka hubka iyo rasaasta, wuxuuna hoosta ka xariiqey iney ka mid tahay mowduucaan kuwa ugu horeeya ee u dajisan dowladda Soomaaliya.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

‘’Si looga hortago qulqulka hubka sharci darrada ah ee dalka soo galaya, waxaan bilownay calaameynta rasaasta, iyada oo la isticmaalayo tiknoloojiyadda casriga ah’’

Sidoo kale Wasiirka Amniga gudaha ayaa sheegay inta uu socdo shirkan iney kaga hadli doonaan waxyaabihii sannadkaan dhammaadka ah uga qabsoomey arrimaha maareynta hubka iyo rasaasta, isagoona sheegay iney sidoo kale dooddo ka geli doonaan sidii loo xakameyn lahaa hubka sharci daradda ah ee qeybo ka mid ah xaduudaha dalka lasso dhaafsiiyo.

Ku xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka Mukhtaar Maxamed Xasan oo shirka ka hadlay ayaa muujiyey siday ay xafiis ahaan uga go’an tahay xaqiijinta la-dagalanka hubka sharci darradda ah iyo calaamadeynta rasaasta.

‘’waxyaabaha ugu muhiimsan ee maanta shirka looga hadlay waxaa ka mid ah;

qiimeynta qorshaha Qaran ee sannadlaha kaas oo aan ka fiirinay guulaha ay Dowladda ka gaartay iyo waxyaabihii qabsoomay’’

Previous Post

Mashruuc indho-fiiqis ah oo ka bilaabatay Isbitaalka Banaadir

Next Post

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya tacliinta sare

Next Post
Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya tacliinta sare

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya tacliinta sare

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In