Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Ganacsiga Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Ganacsiga XFS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Ganacsiga Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Ganacsiga XFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Ganacsiga  ee Golaha Shacabka BJFS 11aad iyo Madaxda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada XFS ayaa maqnta kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Kulanka oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha Guddiga Ganacsiga, dhaqaalaha,  Maalagashiga iyo Warshadaha ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Sheekh.Nuur Osman oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka  Guddiga Xildhibaan Marwa Qaali Cali Shire  iyo Xubnaha Xildhibaanada Guddiga ayaa ajendaha kulanka ahaa la-xisaabtanka iyo Kor-joogteynta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Jibrriil ayaa Guddiga Warbixin Guud ka siiyay howlaha baaxadda leh ee hor-yaala Wasaaradda waxyaabaha u qab-soomay waxyaabaha ay hiigsanayaan iyo yoolkooda fog ee ay ku doonayaan inay ku Horumariyaan Adeegyada Ganacsiga  Dalka.

Intaa kadib Xubnaha Guddiga ayaa mid mid u Weydiiyay Wasiirka Su’aalaha la xariiray Ganacsiga Dalka Qorsha-howleedka Wasaaradda iyo dhammaan Howlaha iyo shuruucda hor-tebinta uleh horimarinta Ganacsiga iyo dhaqaalaha  Dalka.

Waxyaabaha kulanka Diirada lagu saaray waxaa kamid ah horumarinta iyo kor u qaadid wax soo saarka dalka

Sidoo kale Wasiirka waxaa wax laga weydiyay. Heshiisyada iyo xiriiryada Caalamiga ah  ee ay Wasaaraddu gashay mudadii ay jirtay Xukuumadu Soomaaliya Wadamada Caalamka ee aynu xiriirka wanaagsan ee ganacsi inaga dheexeyo iyo sida ay Wasaaraddu u Maareeyso.

Dhanka kale waxaa Wasiirka wax laga weydiyay tirada u qaabilsanayasha ganacsiga ee safaaradaha kuwaaso dhawaan lamagacaabay in ay Wasaarada kumatalaan safaaradaha an ku leenahay dalalka uu xiriirka Ganacsiga naga dhexeeyo.

Wasiirka Ganacsiga ayaa  ka jawaabay Dhammaan Su’aalihii ay weydiiyeen Xubnaha iyo Gudoonka Guddiga  Ganacsiga  ee Golaha Shacabka.

Gudoomiye Xildhibaan Maxamed Sheekh Nuur Cismaan ayaa aad uga Mahadcelisay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha  iyo Mas’uuliyiintii la socday, isagoo sheegay in  muhiim tahay Wadashaqeynta  isla xisaabtanka iyo Kor-joogteynta ka Guddi ahaana ay wax badan ka qaban doonaan waxkasta oo ay Wasaaraddu uga baahato guddiga  gelinta iyo Ansixinta Shuruucda Horutebinta uleh Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Tababar u furay 30 xubnood oo ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya

Next Post

Guddiga xeerhoosaadka Golaha Shacabka oo shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa

Next Post
Guddiga xeerhoosaadka Golaha Shacabka oo shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa

Guddiga xeerhoosaadka Golaha Shacabka oo shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In