Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Dib-u-hishiinta Koonfur Galbeed Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) oo ay weheliyaan Xubanaha guddiga, ayaa kulan la qaatay maamulka Degmada Beydhabo iyo Saraakiisha laamaha amniga.

Kulanka,ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa amniga guud ee Magaalada gaar ahaan goobta uu Ka dhacaayo shirka iyo goobaha la dejin doono martida ka qeyb galeysa shirka oo lagu wado maalmaha soo socdo inuu ka furmo Magaalada Baydhabo ee xarunta ku Meel Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Related posts

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Shirkaan oo uu shaaciyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) uunna dhawaan u xilsaaray guddi farsamo oo howshaas Dib-u-hishiinta ah qaban qabiyaan,ayaa la filayaan inow dhawaan ka qabsoomo Magaalada Baydhabo.

Previous Post

Warbixin Ku Saabsan Dhismaha Waddo Laami Ah Oo Dhisan Ku Dhawaad 50sano 

Next Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Madax Ka socotay Hay’adda MSF

Next Post
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Madax Ka socotay Hay’adda MSF

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Madax Ka socotay Hay'adda MSF

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In