Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Shangaani oo ku baaqay in dib loo dhiso guryaha ku yaala Degmada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Shangaani Aweys Sheekh Maxamed Aamiin ayaa uqu baaqay shacabka ku dhaqan Degmada inay dib u dhis ku sameeyaan guryahooda si looga qeyb qaato bilic soo celinta caasimadda.

Guddoomiye Aweys ayaa sheegay in Degmada Shangaani ay ka midtahay meelaha ugu amniga badan ee caasimadda, bulshadana ku dhaqan degmaduna looga fadhiyo inay dib u dhistaan guryahooda, isla markaana kuwa dalka dibadiisa ku maqan ay guryahooda dib ugu soo laabtaan, si loo soo celiyo bilicdii ay lahayd Shangaani.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Aweys Sheekh Maxamed Aamiin Guddoomiyaha Degmada Shangaani oo hadalkan ka jeediyay munaasabad uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir xariga kaga jarayay xarunta Dhallinyarada Gobolka oo laga hirgeliyay Degmada Shangaani ayaa tilmaamay in qofkasta oo ku nool Degmada looga baahanyahay inay kaalin ka qaataan horumarinta adeegyada bulshada.

“Waxaan rabaa inaan baaq u diro dadka leh guryaha ku yaala Shangaani, inay dib ugu soo laabtaan guryahooda oo ay dib u dhis ku sameystaan, maadaama degmadu ay ka midtahay meelaha ugu amniga badan ee caasimaadda”. ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Shangaani Aweys Sheekh Maxamed Aamiin.

Previous Post

Xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska oo lagu qabtay Jowhar

Next Post

Xuska 76 guurada ciidanka booliska oo ka socota magaalada Muqdisho

Next Post
Xuska 76 guurada ciidanka booliska oo ka socota magaalada Muqdisho

Xuska 76 guurada ciidanka booliska oo ka socota magaalada Muqdisho

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In