Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo qabatay kulanka dhameystirka Qorshaha Qaranka ee ka hortagga abaarta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 months ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo qabatay kulanka dhameystirka Qorshaha Qaranka ee ka hortagga abaarta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka Xaqiijinta iyo Dhameystirka Qorshaha Qaranka ee Tallaabooyinka Kahortagga Abaarta Soomaaliya, kaas oo looga hadlay horumarinta qaab-dhismeedka iyo hirgelinta qorshaha si wax looga qabto masiibooyinka soo noqnoqda.

Kulanka waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan SoDMA iyo wakiillo ka socday dowlad-goboleedyada dalka, kuwaas oo si wadajir ah uga dooday sidii loo xoojin lahaa qaab-dhismeedka iyo hirgelinta Qorshaha Qaranka ee Tallaabooyinka Kahortagga Abaarta Soomaaliya.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Furitaanka kulanka waxaa daahfuray Agaasimaha Waaxda Maareynta Khataraha Masiibooyinka ee SoDMA, Mudane Khadar Sheekh Maxamed, isagoo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada isla markaana Qorshaha Qaranka ee Tallaabooyinka Kahortagga Abaarta Soomaaliya si buuxda loo dhameystiro loona adeegsado badbaadinta bulshada iyo kahortagga khataraha.

Shirkan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo lagu xoojinayo nidaamka Qaranka, iyadoo la doonayo in la dardar-geliyo iskaashiga dowladda dhexe, dowlad-goboleedyada, iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageera howlaha gurmadka iyo ka hortagga masiibooyinka.

Previous Post

Afhayeenka Ciidanka Xoogga oo kulan dhiirigalin ah la qaatay ciiidamo ku sugan Mahadaay

Next Post

Qatar oo xooga saaraysaa muhiimada ay leedahay Caawinta Farsamo ee Joogtada ah ee lagu Caawinayo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

Next Post
Qatar oo xooga saaraysaa muhiimada ay leedahay Caawinta Farsamo ee Joogtada ah ee lagu Caawinayo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

Qatar oo xooga saaraysaa muhiimada ay leedahay Caawinta Farsamo ee Joogtada ah ee lagu Caawinayo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In