Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Axmed Mursal Maxamed oo looga yaqaanay Khawaarijta dhexdeeda (Qulaan) unaa qaabilsanaa arrimaha xooraanka ayaa isku soo dhiibay Ciidanka hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka ee ku sugan Magaalada Xudur Xaruunta Gobolka Bakool.

Axmed Qulaan khawaarijta wuxu ku biirey 2010 waxana u ka hawlgalayay degmooyinka iyo deegaanada gobolka Bakool halkaad oo u uga qayb galay dagaallo dhowr ah,isagoo horjooge u ahaa koox khawaarij ah oo jid gooyo ka samaynayay wadooyinka soo gala magaalada Xuddur.
Mudada 13 ka sano ah oo u khawaarijta ka tirsanaa ayuu qayb ka ahaa dhiig quutayaasha aan arxanka lahayn ee Khawaarijta Al-shabaab.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

“Sababta ka dambeysa ee igu kaliftay in aan ka soobaxo ayaa ahayd in maleeshiyada khawaarijta ay ka dhex jirto cabsi iyo kala shaki badan,waxaa la soo xiriiray dad aan ehel nahay anigoo ku wargeliyay in fursada cafiska ee madaxweynaha aan ka faa’iideysto oo aan isa soo dhiibo, ugu dambeyna go’aankeygii aan qaatay in aan ka sii mid ahaan karin khawaarijta”.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay marar badan ku celcelisay in cafis loo fidinayo dhallinyarada dhaqanka gurracan ee argagxisada Khawaarijta ka soo laabta.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka dallada bulshada bariga Afrika (EAC)

Next Post

Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagayey guulaha Shirkadda Hormuud.

Next Post
Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagayey guulaha  Shirkadda Hormuud.

Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagayey guulaha Shirkadda Hormuud.

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In