Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

In ka badan 100 qof o Muhaajiriin o ku geeriyootey Xeebaha Liibiya

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
In ka badan 100 qof o Muhaajiriin o ku geeriyootey Xeebaha Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 100 qof oo Muhaajiriin oo ay ku jiraan 20 caruur ah, ayaa geeriyooday badda liibiya markii ay doontii ay ku burburtay xayawaanka Badaha xeebaha Liibiya, sida ay Warbixin ku  sheegtay Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xudduudda Lahayn oo xaruntooda ku taala Faransiiska ee MSF).

Muhaajiriintaasi geeriyooday ayaa Labo mataano ah oo da’doodu ahayd 17 bilood, iyo sidoo kale waalidkood ayaa ka mid ahaa dadkii geeriyooday, MSF ayaa sidaas ku sheegtay bayaan ay soo saartay Isniintii, iyada oo laga soo xigtay qof ka badbaaday.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Labo doomood ayay la socdaan dadkaasi muhaajiruiinta waxay doontaasi ku soo dagtay xeebaha Liibiya horraantii bishan 1keedii, inta badan dadkaasi aya ka kala yimid dalalka Afrika sida Suudaan, Mali, Nigeria, Cameroon, Ghana, Liibiya, Algeria iyo Masar..

Sida ay sheegtay hay’adda MSF muhaajiriintani ayaa ku sii jeeday dalalka ku yaalla koonfurta Yurub.

Mid ka mid ah dadkii ka badbaaday musiibadan ayaa MSF u sheegay in mid ka mid ah doomahani uu matoorka cillad kaga yimid islamarkana mida kalana ay quustay.

Ciidamada ilaalada xeebaha Liibiya ayaa qaar badan oo ka mid ah dadkii badbaaday keenay xeebta dekadda magaalada Khoms.

Muddooyiinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa hoos u dhacday tirada muhaajiriinta dhanka Yurub uga tallaaba badda mediterranean-ka.

Dalka taliyaaniga oo ay inta badan ka dagi jireen muhaajiriintani ayaa dowladda dalkaasi waxa ay muddooyiinkii dambee adkeysay aqbalaada dadka soo galootiga ah.

Dowladaha Malta iyo Taliyaaniga ayaa horey iyagu u diiday in dalalkooda ay ku soo xirtaan doomo sida muhaajiriin.

Dowladda Taliyaniga ayaa ugu baaqaysa dalalka kale ee Yurub in ay la qaybsadaan culayska dadka soo galootiga ah.

Previous Post

Maxay Diinta Islaamku ka qabtaa in la Qarxiyo Masaajida.? Barnaamij Gaar ah

Next Post

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Qeyb galaya Shirka 23aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Adduunka

Next Post
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Qeyb galaya Shirka 23aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Adduunka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Qeyb galaya Shirka 23aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Adduunka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In