Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wergelin:-Iskuulada ka qeyb galaya Imtixaanaadka Mideysan Oo Loo Cayimay Goobaha Ay Ka Heli Karaan ID carada Imtixaanka ay Ku Galayaan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wergelin:-Iskuulada ka qeyb galaya Imtixaanaadka Mideysan Oo Loo Cayimay Goobaha Ay Ka Heli Karaan ID carada Imtixaanka ay Ku Galayaan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya oo iclaamisay in 13-ka bishan ay qaadeyso imtixaanaadka mideysan oo laga qaadayo ardayda sanadkani ka qalin jabinaya dugsiyada sare ayaa wasaaradda waxay u cayintay iskuulada soo codsaday ka qeyb galka imtixaanka halka ay ka qaadan karaan ID  carad imtixaanaadka ardayda ay ku galayaan

Wasaaradda ayaa laga bilaabo 11 june ee 2015-ka waxa ay ku wargalisay iskuulada iyo ardayda  codsaday ka qeyb galka imtixaanaadka mideysan oo Dowladda Soomaaliya ay qaadeyso in ID carada ay ka qaadan karaan 1:Jaamacada Umadda 2:Bartamaha 3:Sheekh Xasan Barsane 4:Yaasiin Cismaan.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Bartamaha 1 Bartamaha 2 Bartamaha 3 Jaamacada umada 1 sheekh xasan barsane 1 sheekh xasan barsane 2 Yaasiin cismaan 1 Yaasiin cismaan 3 Yaasiin cismaan  2

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan waaxda difaaca Mareykanka

Next Post
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan waaxda difaaca Mareykanka

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan waaxda difaaca Mareykanka

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In