Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khawaarijta Al-shabaab oo dhib badan u geysta dhalinyaradda ay qaldeen.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Beegsiga Horjoogayaasha Alshabaab Waa dabar Go’ooda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khawaarijta Al Shabaab waxay kala Go’doomiyeen Walidiinta Soomaaliyeed iyo Caruurta ay dhaleen kuwaas oo maskaxda ay ka xadeen una adeegsadaan arbushaada ay ka wadaan dalka.

Dhalinyarada ay qaldeen khawaarijta markii ay ku daraan maleeshiyaadkooda waxay ka qaadan xoriyadii ay haysteen iyaga oo ka mamnuuca inay la xariiraan dadkooda oo ay ugu horeeyaan waalidiintooda,waxaa gacmahooda laga bixiyaa telefanada ay adeegsan jireen si loo waayo nolol iyo geeri Meesha ay ku dambeeyaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Dhalinyarada ay marin habaabiyeen khawaarijta ayaa moodaa in mudooyinkii dembe ay aad u fahmayeen dhagartooda taas oo ku dhalinsay inay dib uga soo laabtaan wadadii qaldeen, waxay bilaabeen inay isku soo dhiibaan ciidanka qalabka sida ee soomaaliya.

Bishaar Shardi maxamed iyo Yuusuf Suleebaan Abuurka Jirow waxay ka tirsanayeen khawaarijta Al Shabaab dhawaan ayey isku soo dhiibeen ciidanka xooga iyo kuwa daraawiishta Galmudug waxay ka hadleen dhibaatadii lagu hayey iyaga iyo dhalinyaradii ay ka soo tageen.

Gaashaanle C/raxmaan Nuur Sahal sheekeeye iyo Cabdi-garaad ku xigeenka Guddoomiyaha Wisil ayaa inoo sheegay inay la hadashiiyeen waalidiintooda xubnahaan taasi ay fajac ku noqotay noolasha wiilashooda.

Previous Post

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Soomaliland oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare

Next Post

Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas ku sugnaa Degmada Maxaas.

Next Post
Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas ku sugnaa Degmada Maxaas.

Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas ku sugnaa Degmada Maxaas.

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In