Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda Khawaarijta oo wajahaysa bur bur iyo quus

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Cadaado oo mamnuucay in la dhiso dhul aan sharci laheen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhibaata ku hayay shacabka Soomaaaliyeed ayaa hadda wajahayo bur bur iyo quus kadib markii ay kaladi waayeen geesiyaasha xoogga dalka iyo shacabka soomaaliyeed oo soo afjaray waayihii amar kutaagleynta iyo ka been sheegida diinta islaamka.

Khawaarijta ayaa hadda ku jiraa maalmahoodii ugu xumaa kadib markii ay ku jabeen dagaalka ay dowladda garwadeenka katahy,waxana khilaaf xoogga uu soo kala dhaxgalay horjoogayaasha ugu sar-sareeysa khawaarijta iyo maleeshiyaadkood oo isku khilaafay aan is dhiibnno iyo Maya waan dagaalameyna,iyadoo khawaarijta qaar ay hubkooda ay ku wareejiyen beelaha ay ka soo jedaa si loo bad-baadiyo.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Warar ay warbaahinta Qaranka heshay ayaa sheegaya in horjoogayaasha khawaarijta ay dadka kula hadleen degaanno katirsan gobolada Gado,Bakool iyo Galgaduud oo ay si quus ay ula hadleen kadib jab xooggan oo ka soo gaaray howlgallada ka socda dalka.

Horjoogayaasha khawaarijta ayaa dadka ay la kulmeen u sheegay in loo baahanyahay in ay hubka qaataan islmarkaana ay dhaqankooda guracan sii wadaan hadii lagu jabiyo dagaalada socda oo laga qabsado degaanada ay hada joogaan.

Horjooge Kabo kutukada oo khawaarijtu u soo xil saartay marka shebellaha Dhexe oo laga saaray gacanta gobolkaasi Aya isna billaabay in uu qey qeeyb u raadiyo beelaha daga shebeellaha Dhexe kuwaas oo dadkooda in kabadan 10-sano gumaad dhacadooyin xanuun badan ku reebay ku hayay,balsa geesiyaasha xoogga dalka ay ka dulqadeen shacabka.

Qaar kamid ah waxgaradka beelaha oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in khawaarijta wax aan xabbad ahayn aysan ka dhaxeeyn islamarkana aysan macquul ahayn markale khawaarijta ay dhibateeyaan shacabkooda.

Khuburo dhanka aminga ayaa tilmaamay in marka la fiiriyo jabka khawaarijta howlgalka koobaad iyo kan labaad iyo falcelinta horjoogayasha khawaarijta ay ka dhigantahy in hayaa wadadii ay ku baxsan lahayeen khawaarijta madamaa aysan is hortaagi karin awooda geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka oo guul waweyn ka soo hooyay howlgalka socda.

Previous Post

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Next Post

Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo qaabilay Ergeyga Arrimaha wadahadallada Dowladda NORWAY

Next Post
Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo qaabilay Ergeyga Arrimaha wadahadallada Dowladda NORWAY

Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo qaabilay Ergeyga Arrimaha wadahadallada Dowladda NORWAY

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In