Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo diiradda lagu saarey xoojinta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, isla markaana lagu meel dhigay qodobo lagu xoojinayo nabadgalyada xiliga doorashada ayay ka wada qayb galeen Saraakiisha Talisyada Booliiska iyo Nabadsugida Dhuusamareeb, gudiyada xaafadaha iyo madaxda maamulka Caasimadda.

Fadhigan oo ku soo beegmay xili ay socdaan dadaallada lagu sii xaqiijinayo amniga doorashooyinka dhawaan bilaabmaya ee Federaalka ayaa laga soo saarey amaro lagu adkeynayo dhaqdhaqaaqa dadka soo galaya magaalada Dhuusamareeb, kuwaa oo la farey in ay tagaan xafiiska hubinta dadwaynaha, kaasi oo bixinaya ogolaanshaha guriyaha ijaarka ah kadib markii laamaha amnigu ay baaraan xogta kireystaha doonaya in uu ku nagaado magaalada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Guddoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow oo ka warbixiyay qodobada kulankan ka soo baxay ayaa sheegay in shirkan uu daba-joogo shaqo mudooyinkanba ay wadajir u wadeen laamaha amniga iyo maamulka caasimadda oo lagu diiwaan galinayay goobaha dadwaynuhu ku kulmo iyo ganacsiyada waaweyn.

Previous Post

Kulan ciyaareed lagu maamusayey maalinta qaxootiga oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Next Post

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo faahfaahiyay jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan Xubnaha Guddiyada doorashooyinka

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug  oo dib u dhagax dhigtay mid kamid ah dugsiyadii ku burburay dagaaladii sokeeye

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo faahfaahiyay jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan Xubnaha Guddiyada doorashooyinka

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In