Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulanka isdhaxgalka dhaliyarada qaybta Galbeed ee gobolka Banaadir oo lagu qabtay degmda Kaxda (Sawirro)

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
kulanka isdhaxgalka dhaliyarada qaybta Galbeed ee gobolka Banaadir oo lagu qabtay degmda Kaxda (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulanka   oo  uu  soo  agaasimay  maamulka degmada kaxda ayaa waxaa ujeedadiisa ahayda xoojinta doorka dhalinyaradda iyo dhaxgalka bulshada ku dhaqan degmooyinka dhaca qaybta galbeed ee Gobolka banaadir .

kulanka oo ay goob  ka ahaayeen   gudoomiyaasha   dhalinyarada  qaybta Galbeed ee degmooyinka wadajir dharkiinleey kaxda iyo dayniile iyo saraakiil ka tirsan Galbeed ayaa waxaa daah furay gudoomiyaha degmada  kaxda  ee  Gobolka  banaadir  Maxamad  Yuusuf  Maxamad.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026

Dhalinyarada  ayaa  waxaa  lagu  soo   dhaweeyay  dhul  cosob ah    oo  cagaarka   iyo  dooga  ku  badanyahayahiin    kuna wanaagsan  Dalxiiska  oo ku yaala  Degmadaasi

Maamulka    degmada   oo kaa shanaya   dhalinyarada  degmadaasi  ayaa  uu    soo  bandhigay  dhalinyarada  iyo saraakiisha ka soctay  degmooyinka   waxyaaba   ka turjumaya  dhaqanka ay soomaalida  ku  dhaadato  oo geellu  ka mid  yahay   sugaanta   iyo madadaaladuna  ka marnayn  goobta .

Qaar ka mid ah dhalinyaradii   ka qaybgashay kulanka  ayaa waxaa  ay  ka dhawaajiyeen  muhiimadda   ay leedahay    midaynta  cududa  dhalinyarada  iyo  kamira dhalinta wada shaqaynta amniga iyo horumarinta wacyiga bulshada ku nool  degmooyinkaasi  aygoo  tusaale  wanaagsan unoqonaya  dhalinyarada  kale ee Dhigoodda ah .

Gudoomiyaha Degmada kaxda ee Gobolka banaadir  Maxamad Yuusuf  Maxamed  ayaa  ku bogaadiyay  dhalinyarada  qaybta galbeed  kaalintii   ay ka qateen   isdhaxgalka   bulshada   waxaana  uu sheegay  in talaabada ay dhalinyara  qaadeen       tusaale u tahay Dhalinyarada  kale ee k u nool degmooyinka Caasimadda.

Dhalinyarada  soomaaliyeed   ayaa   moodaa   mudooyinka  inay ku baraarugeen  ka qaybgalka   horumarinta iyo  dib udhiska  dalka    waxay  tusaale  wanaagsan uyahiin  Dhalinyarada  aasaagood ah   taasi  oo  ay keentay  aqoonta iyo ilbaxnimada  ay ku  talaabsadeen  Dhalinyarada  oo   meesha   ka saartay    tusaalooyinkii  qaldanaa     ee horay  looga  haystay  aygoo  baratan kulan  jira Dhalinyarada  aasaagooda  ee Adduunka  kuwaasi  oo horumar ka sameeyay  nolosha.

Previous Post

Tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay Ciidamo ku sugan Baardheere (Sawirro)

Next Post

Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo ku guuleysatay in muwaaddin Soomaaliyeed ay u soo celiso Dhul laga haystay muddo fog “SAWIRRO”

Next Post
Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo ku guuleysatay in muwaaddin Soomaaliyeed ay u soo celiso Dhul laga haystay muddo fog “SAWIRRO”

Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo ku guuleysatay in muwaaddin Soomaaliyeed ay u soo celiso Dhul laga haystay muddo fog “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In