Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Rwanda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Rwanda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Kutlada Haweenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga Wadanka Rwanda ayaa la kulmay Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Rwanda iyo Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Qoyska.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada Aqal, gaar ahaan Guddiga Arrimaha Siyaasadda iyo Haweenka, Sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka waxay kulamo aqoon is weydaarsi ku aadan ka qaybgalinta Haweenka Siyaasadda la yeesheen Maaxda Wasaaradda Haweenka Rwanda iyo Ururka Haweenka Baarlamaanka Rwanda.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
Previous Post

Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland iyo Guddoomiyaha hey’adda SoDMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland iyo Guddoomiyaha hey’adda SoDMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Madaxweynaha Jubbaland iyo Guddoomiyaha hey’adda SoDMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In